Magafe waa qabqable-dagaal oo Liibaayan ah oo quuta dadka tahriibka ah
25.04.2015 21:12
Soomaalidu waa dad ku fiican naanays u bixinta wax walba xataa dadka. Magaca Magafe waxa loola jeedaa mid aan waxba seegin, waana taa sababta ay magacaasi ugu yeeraan qabqablahan Liibiyaanka ah ee ka qawlaysta afduubka dadka masaakiinta ah ee ka gooshaya lamadagaanka Liibiya iyaga oo naf ka raadinaya Yurub.
warar sugan
kala soco
shabakada
caalamiga
runtanews.net
———
Tillbaka












