-
Li Sh Maxamuud...
-
Li Sh Maxamuud...
-
Sh Maxamud...
-
Sh Maxamud...
-
Sh Maxamud...
-
Sh Cabdullahi...
-
Sh Cabdullahi...
SI FUDUD KU BARO DINTA ISLAMKA
|
Sh Maxamud...
|
Sh Maxamud...
|
Sh Cabdullahi...
|
Sh Cabdullahi...
|
|
Dr Cali Maxamed...
|
Dr Cali Maxamed...
|
Dr Cali Maxamed...
|
Dr Cali Maxamed...
|
SHABAKADA RUNTANEWS
XAFIISKEDA SWEDAN
ganeyte5@gmail.com
TAARIIQDA AYAA XUSI DOONTA
President Aden Abdulle Osman.


TIFAFTIRAHA RUNTANEWS

BOQASHADII ISMACIIL CUMAR GEELE EE MUQDISHO


Somali Links
www.runtanews.net
Mudug24.com
waacusub.net
allshukaansi.com
buulomareer.com
Warcusub.net
Newsmaanta.com
muqdishoonline.com
somalisan.com
midnimoqaran.so
Qarancusub.com
Dondheere.com
hubiye.com
howlwadaag.com
xogsan.com
kubadsan.com
ww.arlaadii.net
Arrow online
mogaguide.com
diplomat.so
Caasimadanews
Shaacis.com
warbile.com
Sooyaalnews.com
Afbakayle.com
GARSOORNEWS
Caalamka.com
aqris.net
nabadbile.com
Qarankamedia.com
dhaqanbile.com
rajoqaran.com
tayomedia.com
Afrikada.com
Somgoal.com
wadaniga.co
horyaalmedia.com
www.ceelbuurnews.com
Norsomtv.com
xogmaal.net
ww.sahalexport.com
Dhoobleey
www.hiiraannews.net
marqaannews.com
GOOLFM.NET
www.allxamar.com
Rajonews.com
Warfaafiye.com
Allsaxafada
Kismaayo24.com
Homelandmedia.net
Heegantv.net
shinganinews.com
www.lasoco.so
www.waddaniga.org
www.ceelcad.com
www.altowfiiq.net
www.xidigaha.com
MAANDHOOREY.com
ww.baidoanews.com
maalmo.com
warqaad
Codkaqaranka
Saafifilms.com
Allbanaadir.com
puntlandvoice.com
Puntlander
Somaliradio
Warya TV
Baydhabo.com
Horyaalmedia
Alcarabiya.com
Codkaxorriyadda.net
Newsomali.com
Jaceylka
Codkamuqdisho
habaydhaba.com
Waayaha
makaynews.com
ogadishucity.net
MOE.net
Somalpost
Jawiil.com
Muqdishonews.net
Hiiraancenter.com
Qaranka
Allsomali24
Allbanaadir.com
Alisuufihomeacademy
Wehelmedia.com
Maaryaa.net
Nuxur.com
warsom.com
Codkasomalia.com
Sowtulislaam
Alimuse.com
Waaxiyowaadi
Shabelletv
Shaafiye.com
Radioxamar
Onkod
Ceeldarad
Maalinle.com
Magaalo.com
Dhacdooyinka
Codka America VOA
Daawasho.com
Somadic.com
Badweyn
Aalad.com
Xogta.com
Alyaqiin.com
Diirad.com
Somaliad
Heegantv
warlalis.com
Galgaduud.net
Mustaqiim.com
Dhacdo.com
Ahlusunna.org
Somalimarriage
Geesguud
Guurso.com
Agoonta
Ogadentoday
Soomaalidamaanta
Shacabka.net
Saxafada.com
Xusuus.com
Djsomali.com
Cadaalada
Somalione.com
Dananradio
Daryeels cafimaad
Gool24
Horusocod.com
Somalinp.com
Shacabkamedia.com
Bulshoweyn
Hornafricaonline.com
Ammiin.com
Miisaanka
Ogadenpost.com
Almaxaakim.com
Saafifilms.com
Fiirsi.com
manhajonline
Maktabada
Shaaciye
Gargaarka
Jawiilonline
waqtinews.com.
Allmudugnews.com
Xamarcade
Xildhiban
Xoghaye.com
Boocame.
Gololey
Vossomali.
Saidavip
SoomaaliNews
Banadircity.net
AminArts
Arrow online
Arts Osman
Aflax.net
Alfaghistudio
Albakrioil.com
Somalikudhan
Adaltribune
AllBanaadir
Allsomalimusic
AllsomaliCayaaraha.com
Caasimadda
Calayaale
Cowslafil.com
Ceelbuurnet
Dalkatv.com
Dalkanews.
Daawasho.com
Dadnimo.com
Dailypuntland
Dulmidiid
Dayniile
Dalka Somalia
Deeyoo
Dhagaxtuur
Diilhare.com
Dulmane
Dhaqankahawiye
Falaar.com
gargaartrust.com
Hornafrik
Hobyo-one
Heegan.net
iiRoon.com
HorseedNet
iibka.com
iQraPress
Irinnews
Jowhar.com *
Jammaame
Janaale
Jijigawe
Kubadda
Kacdoon
Kulmis<a color="#000000" data-cke-saved-href="https://www.dayniile.com/http%20%20%20%20%20%3Cb%3E%3Cfont%20face=" href="https://www.dayniile.com/http%20%20%20%20%20%3Cb%3E%3Cfont%20face=" size="://www.luuq.com/" "="" style="text-decoration: none;">
Luuq.com
luuliyo.com
Luuq.Net
MarkaCadey.Net
Mareeg.com
Muqdisho Times
Midgaan.com
Midnimo.com
Moga University
Nahreyn.org
Shaaficiyah.
Sahanradio.
somalifootball.com
sonna.net
somalivision
Somalinote.com
Saxafada
Safariphone
Somali Swiss
SCC
Safka-hore
Shabelle.net
Somali Media
Somalitalk
SomaliNet
SomaliOz
Somali refu Yemen
Somaliland today
Somalivoices
Somaliwide.com
Somali wide
SoomaaliNews
Somaliweyn
Somsports.com
Waagacusub
Wordsom
Tayomobile.com
Tafsiirka.com
Talowanaag
Warqabad.com
Wabishabeele
Wariye
Widhwidh
Waxweyn
Wardheernews
Wadanka.com
Xoghaye.com
Xogsheeg.com
XamarNet.Com*
Xamar Shop
Xararyaale
Xog-waran.com
Universaltv.co.uk
SHARE Facebook Twitter
BOGA HORE
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya oo maanta gaaray Magaalada Kismaayo (Daawo Sawirada)
18.05.2015 14:02
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo kusoo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka KMG ah ee Jubbooyinka.
Wasiirka Gaashaandhigga Mudane C/qaadir...
>>
———
Diyaaradii ugu horeysay oo Yemen Qaxooti kasoo qaada oo Muqdisho ku soo jeeda
18.05.2015 14:00
Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay soo caga dhigato diyaaradii ugu horeysay oo Qaxooti Soomaaliyeed kasoo qaada dalka Yemen, xilli Xukuumadda ay sheegtay in Isniinta maanta la keenayo dadkasi
Tirada dadka lagu wado in Manta Muqdisho la keeno, waxa ay gaarayaan ilaa...
>>
———
Boqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jiraan oo lagu xiray Libiya
18.05.2015 13:49
Ciiddanka Ammaanka ee Dowladda Libya ee aan Aqoonsiga Caalamiga haysanin ayaa sheegay inay bilaabeen Hawlgal ay ku raafayaan Tahriibayaasha shisheeyaha ee ku sugan magaalladda Tripoli.
Madaxa Xafiiska Warfaafinta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda aan Ictiraafka haysanin ee Libya, Saciid...
>>
———
Daacish oo ''tahriib lagu geeyo Yurub''
18.05.2015 08:52
Dagaalyahanada Daacish waxaa tahriibiya kooxo burcad ah waxaana la geeyaa Yurub iyaga oo la sii mariyo badda Mediterranean-ka, sidaas waxaa BBC-da u sheegay qof lataliye u ah dawladda Libya.
Cabdul Basit Haaruun waxa uu sheegay in dadka wax tahriibiya ay dagaalyahanada ku dhex qariyaan doomo ay...
>>
———
Aqriso sida Beelaha Dega Gobolada Dhaxe loogu qeybiyay Ergayda ka qeyb galeysa Shirka Cadaado ka furmay
17.05.2015 12:45
Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Gobolada Dhaxe ayaa beelaha dega Gobolada Galgaduud iyo Mudug waxa ay u qeybiyeen Ergayda uga qeyb galeysa Shirka kasoda Magaalada Cadaado ee la doonayo in lagu dhiso Maamul uu yeesho Gobolada Dhaxe.
Shir ay Magaalada Cadaado ku yeesheen Guddiga Farsamada Maamul...
>>
———
WAR DEG DEG AH. Maxamad Mursi oo dil lagu xukumay.
16.05.2015 12:20
War hadda soo dhacay waxa uu sheegayaa in maxkamad ku taala Masar ay xukun dil ah ku xukuntay madaxwaynihii hore ee Masar Maxamad Mursi.
Waxaa xukunkaas loogu fuliyay kaalintii uu ku lahaa xabsi la jabiyay oo ay maxaabiisi ka baxsadeen.
Sida uu qorayo Sharciga Masar, garsooruhu waa in uu la...
>>
———
Wariye Somali Ah oo Meeydkiisa Laga helay Xeebta Dalka Masar
15.05.2015 22:34
Wararka aan ka helayno Magaalada Alexanderia ee Dalka Masar ayaa sheegaya in Meydka Wariye C/Casiis Al Cadaala laga helay isagoo ku soo caariyay Xeebta, Wariyahan iyo dad kale oo la socday ayaa la sheegay in ay ka dhaceen Dooni yar ay saarnaayeen.
Wariyaha Meydkiisa laga helay Xeebta Alaskandariya...
>>
———
Daawo Sawirada Wasiiro katirsan Dowlada iyo Masuuliyiin kale oo maanta Xoolo loogu qalay Deegaanka Gidheys
15.05.2015 22:10
Wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdirahman Odawaa iyo Masuuliyiinta Maaamul Goboleedyada Galmudug iyo ximan iyo xeeb ayaa Maanta Waxay Booqasho ku Gareen Deegaanka Gidheys oo 20km Ujirta Magalada Cadaado .
Masuliyiinta maanta booqday Deegaanka Gidhes ayaa qado sharaf loo sameeyay...
>>
———
Madaxweynaha Xasan Oo Ka Qeyb Galay Ciyaar Lagu Xusayay Maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed. daawo sawirada
15.05.2015 21:27
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, sannadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay munaasabadda 15-ka May oo ah markii la aasaasey dhaqdhaqaaqii xornimadoonka ee ay horkacayeen dhalinyaro...
>>
———
Golaha Wasiirada Somaliya oo maanta meelmariyay sharciga la dagaalanka argagaxisada (Daawo Sawirada)
14.05.2015 19:51
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliye, ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Cumar Carte, ayaa looga hadlay arimaha qaxootiga, sharciga la dagaalanka argagaxisada iyo arrimaha...
>>
SAMATA BIXIYAHA G/DHEXE SII CODKAADA MUSHARAX DIINARI.

BARASHADA QUR`AAN KA KARIIMKA



OGEYSIIS:

| Maamulka masjidka soomaalida ee Tawfiiq ayaa shaaca ka qaaday in uu mu`tamarka 13-aad ee sanadlaha ah uu caasimadda dalka Norway ee Oslo ka dhacayo 02-05 April, 2015. |
|
koobka qaarada afrika oo ay qaaday Ivory Coast
Shabakada: Runtanews.net
Xafiiska Swedan.
ganeyte5@gmail.com
MUDANE CODKAADU WA QAALI HA QASAARIN EE SII MUSHARAX DIINAARI
.jpg)

La wadaag qodobkan Faahfaahin
Email
Facebook
Twitter
Google+
Gadaal ilaa kor
GUJI SACADAN SI AAD ULA SOCOTO WAQTIGA MEESHAD JOOGTO.
Tradera på Facebook
Tradera på Twitter
Tradera på Pinterest
Tradera på Instagram
Gå till gamla Tradera.
LA WADAAG :faceBooktweettumblr








.jpg)
.jpg)
























Tifaftiraha runtanews
