-
Li Sh Maxamuud...
-
Li Sh Maxamuud...
-
Sh Maxamud...
-
Sh Maxamud...
-
Sh Maxamud...
-
Sh Cabdullahi...
-
Sh Cabdullahi...
SI FUDUD KU BARO DINTA ISLAMKA
|
Sh Maxamud...
|
Sh Maxamud...
|
Sh Cabdullahi...
|
Sh Cabdullahi...
|
|
Dr Cali Maxamed...
|
Dr Cali Maxamed...
|
Dr Cali Maxamed...
|
Dr Cali Maxamed...
|
SHABAKADA RUNTANEWS
XAFIISKEDA SWEDAN
ganeyte5@gmail.com
TAARIIQDA AYAA XUSI DOONTA
President Aden Abdulle Osman.


TIFAFTIRAHA RUNTANEWS

BOQASHADII ISMACIIL CUMAR GEELE EE MUQDISHO


Somali Links
www.runtanews.net
Mudug24.com
waacusub.net
allshukaansi.com
buulomareer.com
Warcusub.net
Newsmaanta.com
muqdishoonline.com
somalisan.com
midnimoqaran.so
Qarancusub.com
Dondheere.com
hubiye.com
howlwadaag.com
xogsan.com
kubadsan.com
ww.arlaadii.net
Arrow online
mogaguide.com
diplomat.so
Caasimadanews
Shaacis.com
warbile.com
Sooyaalnews.com
Afbakayle.com
GARSOORNEWS
Caalamka.com
aqris.net
nabadbile.com
Qarankamedia.com
dhaqanbile.com
rajoqaran.com
tayomedia.com
Afrikada.com
Somgoal.com
wadaniga.co
horyaalmedia.com
www.ceelbuurnews.com
Norsomtv.com
xogmaal.net
ww.sahalexport.com
Dhoobleey
www.hiiraannews.net
marqaannews.com
GOOLFM.NET
www.allxamar.com
Rajonews.com
Warfaafiye.com
Allsaxafada
Kismaayo24.com
Homelandmedia.net
Heegantv.net
shinganinews.com
www.lasoco.so
www.waddaniga.org
www.ceelcad.com
www.altowfiiq.net
www.xidigaha.com
MAANDHOOREY.com
ww.baidoanews.com
maalmo.com
warqaad
Codkaqaranka
Saafifilms.com
Allbanaadir.com
puntlandvoice.com
Puntlander
Somaliradio
Warya TV
Baydhabo.com
Horyaalmedia
Alcarabiya.com
Codkaxorriyadda.net
Newsomali.com
Jaceylka
Codkamuqdisho
habaydhaba.com
Waayaha
makaynews.com
ogadishucity.net
MOE.net
Somalpost
Jawiil.com
Muqdishonews.net
Hiiraancenter.com
Qaranka
Allsomali24
Allbanaadir.com
Alisuufihomeacademy
Wehelmedia.com
Maaryaa.net
Nuxur.com
warsom.com
Codkasomalia.com
Sowtulislaam
Alimuse.com
Waaxiyowaadi
Shabelletv
Shaafiye.com
Radioxamar
Onkod
Ceeldarad
Maalinle.com
Magaalo.com
Dhacdooyinka
Codka America VOA
Daawasho.com
Somadic.com
Badweyn
Aalad.com
Xogta.com
Alyaqiin.com
Diirad.com
Somaliad
Heegantv
warlalis.com
Galgaduud.net
Mustaqiim.com
Dhacdo.com
Ahlusunna.org
Somalimarriage
Geesguud
Guurso.com
Agoonta
Ogadentoday
Soomaalidamaanta
Shacabka.net
Saxafada.com
Xusuus.com
Djsomali.com
Cadaalada
Somalione.com
Dananradio
Daryeels cafimaad
Gool24
Horusocod.com
Somalinp.com
Shacabkamedia.com
Bulshoweyn
Hornafricaonline.com
Ammiin.com
Miisaanka
Ogadenpost.com
Almaxaakim.com
Saafifilms.com
Fiirsi.com
manhajonline
Maktabada
Shaaciye
Gargaarka
Jawiilonline
waqtinews.com.
Allmudugnews.com
Xamarcade
Xildhiban
Xoghaye.com
Boocame.
Gololey
Vossomali.
Saidavip
SoomaaliNews
Banadircity.net
AminArts
Arrow online
Arts Osman
Aflax.net
Alfaghistudio
Albakrioil.com
Somalikudhan
Adaltribune
AllBanaadir
Allsomalimusic
AllsomaliCayaaraha.com
Caasimadda
Calayaale
Cowslafil.com
Ceelbuurnet
Dalkatv.com
Dalkanews.
Daawasho.com
Dadnimo.com
Dailypuntland
Dulmidiid
Dayniile
Dalka Somalia
Deeyoo
Dhagaxtuur
Diilhare.com
Dulmane
Dhaqankahawiye
Falaar.com
gargaartrust.com
Hornafrik
Hobyo-one
Heegan.net
iiRoon.com
HorseedNet
iibka.com
iQraPress
Irinnews
Jowhar.com *
Jammaame
Janaale
Jijigawe
Kubadda
Kacdoon
Kulmis<a color="#000000" data-cke-saved-href="https://www.dayniile.com/http%20%20%20%20%20%3Cb%3E%3Cfont%20face=" href="https://www.dayniile.com/http%20%20%20%20%20%3Cb%3E%3Cfont%20face=" size="://www.luuq.com/" "="" style="text-decoration: none;">
Luuq.com
luuliyo.com
Luuq.Net
MarkaCadey.Net
Mareeg.com
Muqdisho Times
Midgaan.com
Midnimo.com
Moga University
Nahreyn.org
Shaaficiyah.
Sahanradio.
somalifootball.com
sonna.net
somalivision
Somalinote.com
Saxafada
Safariphone
Somali Swiss
SCC
Safka-hore
Shabelle.net
Somali Media
Somalitalk
SomaliNet
SomaliOz
Somali refu Yemen
Somaliland today
Somalivoices
Somaliwide.com
Somali wide
SoomaaliNews
Somaliweyn
Somsports.com
Waagacusub
Wordsom
Tayomobile.com
Tafsiirka.com
Talowanaag
Warqabad.com
Wabishabeele
Wariye
Widhwidh
Waxweyn
Wardheernews
Wadanka.com
Xoghaye.com
Xogsheeg.com
XamarNet.Com*
Xamar Shop
Xararyaale
Xog-waran.com
Universaltv.co.uk
SHARE Facebook Twitter
BOGA HORE
Dagaalamayaasha Alshabaab oo ka wacdiyey Masjid ku yaalla duleedka Degmadda Laamu ee dalka Kenya
14.06.2015 15:34
Ugu yaraan 60-dagaal yahann oo ka tirsan Alshabaab ayaa la sheegay inay saqdii dhexe ee xalay gaareen Tuulladda Mangai ee duleedka Degmadda Laamu ee dalka Kenya.
Dagaalamayaasha waxay isugu yeereen dadka deggan Tuulladda inay isugu yimaadaan Masjidka Mangai, halkaasi oo ay ka jeediyeen khudbado...
>>
———
G/xigeenkii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubbadda Cagta oo qaxooti ahaan isaga dhiibay dalka Sweden.
14.06.2015 15:30
G/Xigeenkii XSKC, Cali Cabdi Maxamed “Shiino” ayaa lagu soo waramay inuu magangelyo qaxootinimo ka codsaday dowladda dalka Sweden. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa u xaqiijiyey Idaacadda Dalsan inuu Mas’uulkan dhowrkii Toddobaad ee la soo dhaafay joogay magaalladda Gemeva, oo uu kaga qeyb galay...
>>
———
MADAXWEYNAHA SUUDAN AL_BASHIIR OO LAGU XAYIRAY KOONFUR AFRIKA.
14.06.2015 15:18
Al-bashiir ayaa mardhow loo doortay xilka madaxweynaha oo muddo uu hayo
Maxkamad ku taasha dalka Koofur Afrika ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo madaxweyna Al-bashiir ka hor istaagaya inuu dalkaasi ka baxo.
Maxkamadda ayaa sheegtay in madaxweynaha ay waajib ku tahay inuu dalkaasi joogo...
>>
———
Ajaaniib naceybka Yurub oo laga digay
14.06.2015 15:17
Afrika waxaa ka gudba kumannaan qof oo doonaya inay Yurub tagaan
Ergayga gaarka ee u qaabilsan arrimha magangalya doonka Hay'adda QM, Peter Sutherland ayaa ka digay falalka ajaanib naceebka ee looga hortagayo dhaqdhaqaaqa balaaran ee dadka ka imaanaya Afrika kuna qulqulaya dalalka Yurub.
Ergayga...
>>
———
Alshabaab oo weeraro ku qaaday gudaha Kenya
14.06.2015 15:11
Al-shabaab ayaa bishii April 148 qof ku dishay Garissa
Wararka ka imaanaya Kenya ayaa sheegaya in inkabada 11 ka tirsan dagaalyahanada al-shabaab iyo labo askari oo ka tirsan militariga Kenya lagu dilay weerar ka dhacay deegaanka Lamu ee gobolka Xeebta.
Milatariga kenya ayaa sheegay in...
>>
———
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Shabaabku waxaaay dilayaan cid kasta oo somaliya (Daawo Sawirada)
13.06.2015 10:45
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Culima’udiinka Somaliyeed, kuwooda ugu waaweyn, ayaa waxa uu dhaliilay Ururka Al Shabaab, oo si weyn kaga soo horjeedo Dowladda Somaliya.
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, ayaa sheegay inay Shabaabku dilayaan cid kasta oo Soomaali ah, xilli aan la garanayn...
>>
———
Dowladda Soomaaliya oo Ka Laabatay Go’aankii Saxaafadda Loogu Qasbayay Isticmaalka Magaca UGUS
13.06.2015 10:37
Dowladda Soomaaliya ayaa dib oga guratay go’aan horey oga soo baxay oo saxaafadda madaxa banaan ku qasbayay in ay isticmaasho magaca UGUS oo dowladda u bixisey ururka Alshabaab.
Wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo la hadlayay barnaamijka tabinta tooska ah ee Martida...
>>
———
Dowladda Canada oo sheegtay inay qabatay nin Soomaali ah oo lala xiriirinaayo afduubkii Somaliya loogu geystay Amanda Lindhout iyo Nigel Brennan
13.06.2015 10:29
Dowladda Canada, ayaa waxay maanta daboolka ka qaaday inay gacanta ku dhigtay nin Soomaali ah, oo lala xiriirinaayo inuu wax ka ogaa afduub dalka Somaliya loogu geystay Amanda Lindhout, xilli uu la socday nin lagu magacaabo Nigel Brennan.
Nigel Brennan iyo Amanda Lindhout, ayaa gacanta u...
>>
———
Ciidamada Puntland oo qabtay Doomo Shidaal u waday dalka Yemen (SAWIRRO)
13.06.2015 10:23
Maamulka Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Doomo, Shidaal sharcidaro ah u qaadayay dalka Yemen oo xilligaan ay ka socdaan dagaalo u dhaxeeya Xoogaga Xuutiyiinta iyo Isbaheysiga Sucuudiga uu hogaaminaayo.
Taliya Booliska Boosaaso Cabdi Xakiin Yuusuf Xuseen oo Saxaafadda kula...
>>
———
Ergada Shirka Cadaado oo qalinka ku duugay Gobolka Mudug in uu ka mid yahay Maamulka Gobolada Dhexe
12.06.2015 11:26
Ergada Maamul U Samaynta Gobolada Dhexe oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa waxay guda galeen ka doodista nuqulada uu ka kooban yahay Dastuurka KMG ah ee Maamulka Gobolada Dhexe.
Ergada, ayaa waxay maanta ansaxisay in Gobolka Mudug oo idil uu ka tirsan yahay...
>>
SAMATA BIXIYAHA G/DHEXE SII CODKAADA MUSHARAX DIINARI.

BARASHADA QUR`AAN KA KARIIMKA



OGEYSIIS:

| Maamulka masjidka soomaalida ee Tawfiiq ayaa shaaca ka qaaday in uu mu`tamarka 13-aad ee sanadlaha ah uu caasimadda dalka Norway ee Oslo ka dhacayo 02-05 April, 2015. |
|
koobka qaarada afrika oo ay qaaday Ivory Coast
Shabakada: Runtanews.net
Xafiiska Swedan.
ganeyte5@gmail.com
MUDANE CODKAADU WA QAALI HA QASAARIN EE SII MUSHARAX DIINAARI
.jpg)

La wadaag qodobkan Faahfaahin
Email
Facebook
Twitter
Google+
Gadaal ilaa kor
GUJI SACADAN SI AAD ULA SOCOTO WAQTIGA MEESHAD JOOGTO.
Tradera på Facebook
Tradera på Twitter
Tradera på Pinterest
Tradera på Instagram
Gå till gamla Tradera.
LA WADAAG :faceBooktweettumblr








.jpg)
.jpg)
























Tifaftiraha runtanews
