-
Li Sh Maxamuud...
-
Li Sh Maxamuud...
-
Sh Maxamud...
-
Sh Maxamud...
-
Sh Maxamud...
-
Sh Cabdullahi...
-
Sh Cabdullahi...
SI FUDUD KU BARO DINTA ISLAMKA
|
Sh Maxamud...
|
Sh Maxamud...
|
Sh Cabdullahi...
|
Sh Cabdullahi...
|
|
Dr Cali Maxamed...
|
Dr Cali Maxamed...
|
Dr Cali Maxamed...
|
Dr Cali Maxamed...
|
SHABAKADA RUNTANEWS
XAFIISKEDA SWEDAN
ganeyte5@gmail.com
TAARIIQDA AYAA XUSI DOONTA
President Aden Abdulle Osman.


TIFAFTIRAHA RUNTANEWS

BOQASHADII ISMACIIL CUMAR GEELE EE MUQDISHO


Somali Links
www.runtanews.net
Mudug24.com
waacusub.net
allshukaansi.com
buulomareer.com
Warcusub.net
Newsmaanta.com
muqdishoonline.com
somalisan.com
midnimoqaran.so
Qarancusub.com
Dondheere.com
hubiye.com
howlwadaag.com
xogsan.com
kubadsan.com
ww.arlaadii.net
Arrow online
mogaguide.com
diplomat.so
Caasimadanews
Shaacis.com
warbile.com
Sooyaalnews.com
Afbakayle.com
GARSOORNEWS
Caalamka.com
aqris.net
nabadbile.com
Qarankamedia.com
dhaqanbile.com
rajoqaran.com
tayomedia.com
Afrikada.com
Somgoal.com
wadaniga.co
horyaalmedia.com
www.ceelbuurnews.com
Norsomtv.com
xogmaal.net
ww.sahalexport.com
Dhoobleey
www.hiiraannews.net
marqaannews.com
GOOLFM.NET
www.allxamar.com
Rajonews.com
Warfaafiye.com
Allsaxafada
Kismaayo24.com
Homelandmedia.net
Heegantv.net
shinganinews.com
www.lasoco.so
www.waddaniga.org
www.ceelcad.com
www.altowfiiq.net
www.xidigaha.com
MAANDHOOREY.com
ww.baidoanews.com
maalmo.com
warqaad
Codkaqaranka
Saafifilms.com
Allbanaadir.com
puntlandvoice.com
Puntlander
Somaliradio
Warya TV
Baydhabo.com
Horyaalmedia
Alcarabiya.com
Codkaxorriyadda.net
Newsomali.com
Jaceylka
Codkamuqdisho
habaydhaba.com
Waayaha
makaynews.com
ogadishucity.net
MOE.net
Somalpost
Jawiil.com
Muqdishonews.net
Hiiraancenter.com
Qaranka
Allsomali24
Allbanaadir.com
Alisuufihomeacademy
Wehelmedia.com
Maaryaa.net
Nuxur.com
warsom.com
Codkasomalia.com
Sowtulislaam
Alimuse.com
Waaxiyowaadi
Shabelletv
Shaafiye.com
Radioxamar
Onkod
Ceeldarad
Maalinle.com
Magaalo.com
Dhacdooyinka
Codka America VOA
Daawasho.com
Somadic.com
Badweyn
Aalad.com
Xogta.com
Alyaqiin.com
Diirad.com
Somaliad
Heegantv
warlalis.com
Galgaduud.net
Mustaqiim.com
Dhacdo.com
Ahlusunna.org
Somalimarriage
Geesguud
Guurso.com
Agoonta
Ogadentoday
Soomaalidamaanta
Shacabka.net
Saxafada.com
Xusuus.com
Djsomali.com
Cadaalada
Somalione.com
Dananradio
Daryeels cafimaad
Gool24
Horusocod.com
Somalinp.com
Shacabkamedia.com
Bulshoweyn
Hornafricaonline.com
Ammiin.com
Miisaanka
Ogadenpost.com
Almaxaakim.com
Saafifilms.com
Fiirsi.com
manhajonline
Maktabada
Shaaciye
Gargaarka
Jawiilonline
waqtinews.com.
Allmudugnews.com
Xamarcade
Xildhiban
Xoghaye.com
Boocame.
Gololey
Vossomali.
Saidavip
SoomaaliNews
Banadircity.net
AminArts
Arrow online
Arts Osman
Aflax.net
Alfaghistudio
Albakrioil.com
Somalikudhan
Adaltribune
AllBanaadir
Allsomalimusic
AllsomaliCayaaraha.com
Caasimadda
Calayaale
Cowslafil.com
Ceelbuurnet
Dalkatv.com
Dalkanews.
Daawasho.com
Dadnimo.com
Dailypuntland
Dulmidiid
Dayniile
Dalka Somalia
Deeyoo
Dhagaxtuur
Diilhare.com
Dulmane
Dhaqankahawiye
Falaar.com
gargaartrust.com
Hornafrik
Hobyo-one
Heegan.net
iiRoon.com
HorseedNet
iibka.com
iQraPress
Irinnews
Jowhar.com *
Jammaame
Janaale
Jijigawe
Kubadda
Kacdoon
Kulmis<a color="#000000" data-cke-saved-href="https://www.dayniile.com/http%20%20%20%20%20%3Cb%3E%3Cfont%20face=" href="https://www.dayniile.com/http%20%20%20%20%20%3Cb%3E%3Cfont%20face=" size="://www.luuq.com/" "="" style="text-decoration: none;">
Luuq.com
luuliyo.com
Luuq.Net
MarkaCadey.Net
Mareeg.com
Muqdisho Times
Midgaan.com
Midnimo.com
Moga University
Nahreyn.org
Shaaficiyah.
Sahanradio.
somalifootball.com
sonna.net
somalivision
Somalinote.com
Saxafada
Safariphone
Somali Swiss
SCC
Safka-hore
Shabelle.net
Somali Media
Somalitalk
SomaliNet
SomaliOz
Somali refu Yemen
Somaliland today
Somalivoices
Somaliwide.com
Somali wide
SoomaaliNews
Somaliweyn
Somsports.com
Waagacusub
Wordsom
Tayomobile.com
Tafsiirka.com
Talowanaag
Warqabad.com
Wabishabeele
Wariye
Widhwidh
Waxweyn
Wardheernews
Wadanka.com
Xoghaye.com
Xogsheeg.com
XamarNet.Com*
Xamar Shop
Xararyaale
Xog-waran.com
Universaltv.co.uk
SHARE Facebook Twitter
BOGA HORE
Wasiirka amniga Galmudug oo tababar u soo xiray ciidamo Boolis ah
07.11.2015 11:22
Wasiirka Amniga maamulka Galmudug ayaa Tababar u soo xiray in ka badan 80-askari, kuwaasoo ka mid noqonayaan ciidamada booliska Galmudug.
Munaasabad tababar loogu soo xirayay ayaa ka dhacday degmada Galinsoor, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Amniga Cusmaan Ciise Taar-dhuleed, Taliye ku xigeenka...
>>
———
Maxay Shabaab u weerarraan huteellada iyo xarumaha dadka ra-yidkaa?
07.11.2015 11:06
Ururka Al-shabaab ayaa weerarro la beegsada qaar ka mid ah huteellada ku yaalla caasimadda Muqdisho, kuwaasi oo ay ku nool yihiin siyaasiyiin iyo dad bartilmaameed u ah ururkaasi.
Weerarkii ugu dambeeyay oo ay Al-shabaab ku qaaday huteelka Saxafi, ayaa waxaa mid ka mid ah dagaalyahannada ururkaasi...
>>
———
Daawo Sawirada'' Sida quruxda badan ee Taliyaha Booliska Soomaaliyeed loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho
06.11.2015 22:15
Sareeya Gaas, Maxamed Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo Dalka Ruwanda uga soo qeybgalay shirka booliska Addunka ee interbol oo Sanadkan lagu qabtay magaalada Kigali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Max’ed Sheekh Xasan Xaamud ayaa...
>>
———
Ra’iisal Wasaare Sharma’arke oo booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab(Sawiro)
06.11.2015 22:13
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdrashid Cali Sharma’arke ayaa maanta booqday xeryaha qaxootiga dalka Kenya kadib markii uu shalay gaaray magaalada Nairobi.
Cumar Cali Sharma’arke ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa waxa uu booqday qeybaha kala duwan ee qaxootiga ay degen yihiin iyo halka laga...
>>
———
Qorshaha isku shaandheynta Xukuumadda oo heer gabo gabo ah maraya
05.11.2015 10:00
Iyadoo todobaadkan ay soo baxayeen warar la isla dhex marayay oo ahaa inuu socdo qorshe la doonayo in isku shaandheyn lagu sameeyo Golaha Wasiirada ayaa waxaa xalay soo baxday in Madaxda dowladda ay guda galeen qorshihii ugu dambeeyay ee isku shaandheynta Xukuumadda, taasoo ay suura gal tahay in...
>>
———
Madaxweynaha Galmudug oo maanta lagu wareejiyay ciidan iyo gaadiid dagaal (Sawirro)
05.11.2015 09:55
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta lagu wareejiyay gaadiid dagaal ka kooban 11-gaari iyo maleeshiyaad taabacsan qaar ka mid ah beelaha dega Gobolka Mudug.
Madaxweynaha Galmudug oo muddooyinkan ku sugnaa magaalada Galkacyo ayaa kulamo kula lahaa odayaasha iyo...
>>
———
Ciidamada ammaanka Galmudug oo soo furtay ajaaniib afduub loogu heystay Cadaado
05.11.2015 09:48
Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa howl gal ay xalay ka sameeyeen degmada Cadaado ku soo furtay afar ruux oo u dhashay dalka Iiraan, kuwaasoo afduub ahaan ay u heysteen Koox Burcad badeed ah.
Howl galkan oo ay ka qeyb qaateen Ciidamada Nabadsugida Maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay in si nabdoon...
>>
———
Xisbiga talada haya ee Turkiga oo guulo ka soo hoyay doorashadii Baarlamaanka (Sawirro)
02.11.2015 09:35
Xisbiga AKP ee haya talada Turkiga ayaa guul weyn ka soo hoyay doorashadii Baarlamaanka dalkaas, kadib markii uu helay inta badan kuraastii Baarlamaanka.
Guusha Xisbiga AKP ee uu hogaamiyo Madaxweyne Recep Tayyib Erdogan ayaa mar kale u horseedeysa inuu mar kale soo dhiso Xukuumad keligiis ah,...
>>
———
Faah faahin ku aadan Weerarkii Hotelka Saxafi iyo khasaarihii ka dhashay (Sawirro)
01.11.2015 21:24
In ka badan 15 ruux oo isugu jira mas’uuliyiin, saraakiil iyo shacab ayaa ku dhimatay, tiro labaatan ka badan waa ay ku dhaawacmeen, weerar saaka aroortii hore Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Saxafi oo ku dhow Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.
Weerarka ayaa ku bilowday qarax aad u weyn oo lagu...
>>
———
Daawo: Warbixinta weerarkii lagu qaaday Saxafi
01.11.2015 13:27
Daawo: Warbixinta weerarkii lagu qaaday Saxafi
Muuqaal 1:05
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay weerar ay Al-shabaab ku qaday dhismaha hoteelka Saxafi ee ku yaalla bartamaha magaalada Muqdisho.
xigasho bbcsomali
warar sugan kala soco runtanews.net
>>
SAMATA BIXIYAHA G/DHEXE SII CODKAADA MUSHARAX DIINARI.

BARASHADA QUR`AAN KA KARIIMKA



OGEYSIIS:

| Maamulka masjidka soomaalida ee Tawfiiq ayaa shaaca ka qaaday in uu mu`tamarka 13-aad ee sanadlaha ah uu caasimadda dalka Norway ee Oslo ka dhacayo 02-05 April, 2015. |
|
koobka qaarada afrika oo ay qaaday Ivory Coast
Shabakada: Runtanews.net
Xafiiska Swedan.
ganeyte5@gmail.com
MUDANE CODKAADU WA QAALI HA QASAARIN EE SII MUSHARAX DIINAARI
.jpg)

La wadaag qodobkan Faahfaahin
Email
Facebook
Twitter
Google+
Gadaal ilaa kor
GUJI SACADAN SI AAD ULA SOCOTO WAQTIGA MEESHAD JOOGTO.
Tradera på Facebook
Tradera på Twitter
Tradera på Pinterest
Tradera på Instagram
Gå till gamla Tradera.
LA WADAAG :faceBooktweettumblr








.jpg)
.jpg)
























Tifaftiraha runtanews
