Xaggee ku dambeeyay Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ahaa Garabka Midig ee Madaxweyne Xassan Sheekh? (Dhageyso)

15.03.2015 13:32

Wasiirkii hore ee Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Wargeyska Xaqiiqa Times kaga hadlay caqabadaha ka hor yimid intuu uu Wasiirka ahaa ee dhanka dib u habeyta garsoorka.

 

sida uu shakhsi ahaan u arko ka maqnaashaha xukuumadda haatan jirta iyo waxyaabaha uu ka shaqeyn doono xilliyada soo socda.

Halkani ka Dhagayso Waraysi

 

 

Wuxuu sidoo kale wareysigan uga hadlay higsiga 2016 iyo eedeymaha loo soo jeediyo ee ah in isaga iyo saaxibadiis ay ku mashquulsanyihiin sidii mar kale dib loogu dooran lahaa.

 

Xildhibaan Faarax waxa uu kaloo ka warramay xiriirka kala dhaxeeya Xukuumadda cusub ee Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo saaxiibadiisa Golaha Barlamaanka.

faarax-cabdi-qaadir

_____________________________________________________________________________
 

warar sugan xigasho iyo xaqiiq ah 

kala soco runtanews.net

nagala soo xariir ganeyte5@gmail.com

 

 
Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET