Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku dhawaaqday guddiga Farsamada ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe
31.10.2015 13:11Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu shaaciyay magacyada guddiga farsamada maamul u sameynta labada gobo lee Sh/dhexe iyo Hiiraan,
Wareegtadan ayaa lagu shaaciyay magacyada 14 xubnood oo labo ka mid ah ay dumar yihiin, lamana oga sababta keentay in guddiga farsamada oo lagu waday inuu noqdo 31 xubnood la soo yareeyo.
———
Tillbaka