war deg deg ah ngudoomiyihii Deegaanka Carabiya Ee Duleedka Mandheera

24.04.2015 09:47

Muktar Otieno oo ka tirsanaa Masuuliyiinta Deegaanka Carabiya Ee Duleedka Mandheera oo Maanta ay afduubteen Dagaalamayaal hubeysan ayaa Galabta Meydkiisa la helay.

Waxa loo maleynayaa Iney Dileen Dagaalamayaasha Al Shabab oo mar kasta sheegta Masuuliyadda Weerarada ka dhaca Dalka Kenya.

Dowladda Kenya iyo Al Shabab midna weli kama uusan hadlin Warkan sheegaya in la helay Meydka Muktar Macalin Otieno.

warar sugan kala soco

runtanews.net

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET