WAR DEG DEG AH. Maxamad Mursi oo dil lagu xukumay.

16.05.2015 12:20

War hadda soo dhacay waxa uu sheegayaa in maxkamad ku taala Masar ay xukun dil ah ku xukuntay madaxwaynihii hore ee Masar Maxamad Mursi.

Waxaa xukunkaas loogu fuliyay kaalintii uu ku lahaa xabsi la jabiyay oo ay maxaabiisi ka baxsadeen.

Sida uu qorayo Sharciga Masar, garsooruhu waa in uu la tashadaa hay'addaha diimaha inta aan dilkaasi la fulinin.

faahfaahinta gadaal ayaan ka soo qoridoonaa.

 

warar sugan kala soco

shabakada calamiga

runtanews.net

nagala soo xariir

ganeyte5@gmail.com

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET