War Deg Deg Ah Gudoonka Baarlamaanka oo Go'aan kasoo saaray Mooshinkii laga Gudbiyay Madaxweyne Xasan

14.08.2015 22:23

Guddoonka BaarlamaankaGuddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ay aqbaleen Mooshin ay xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kasoo gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa si rasmi u caddeeyay in mooshinka uu qabtay 12-kii bishan, ayna soo saxiixnaayeen Xildhibaano gaaraya 93 Mudane, waxa uuna Gudoonku cadeeyay inuu u meel marin doono mooshinkan si waafaqsan dastuurka.

Halkan ka Aqriso Go'aanka kasoo baxay Gudoonka Baarlamaanka

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

warar sugan kala soco shabakada calamiga runtanews.net

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET