War Deg Deg Ah Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo si Rasmi ah u bilaabatay

27.06.2015 10:27

Waxaa Daqiiqado yar kahor Madaxtooyada magaalada Cadaado ka bilaabatay codeynta Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay ku tartamayaan ilaa Sadax Musharax kuwaa oo saakay Khudbadaha wax qabadkoda u jeediya Baarlamaanka.

Waxaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug ku tartamaya Sadaxda Msharax ee kala ah

1-Cali Gacal Casir
2-Cabdulaahi Maalin Gaafow (Aasbaro)
3-Cabdi Risaaq Xuseen Maxamuud

Waxaa Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug xaadir ku ah Codadkoodana dhiibanaya Xildhibaano gaaraya 84-Xildhibaan, waxaana hada socota codadka ay dhiibanayaan Xidhibaanada Baarlamaanka Galmudug

Kala Soco Shabakada Allbanaadir.com waxii warar ah ee kusoo kordha Doorashada Goordhaw dhaceysa.

 
wararxaqiiq ah kalasoco runtanews.net
Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET