Vedio FADEEXAD: Samaale oo kashifay Jaceylkii Xaaska Siilanyo u qaaday “
08.03.2015 21:16Todobaadkaan Fadeexadii ugu xumeeyd ayuu shaaca ka qaaday Wasiirkii hore ee Maaliyadda maamulka Somaliland kadib markii qisadiisa ku masaalay Sinadii lagu nabay Marwadii Rasuulkeena Maxamud NNKH Marwo Caa’isha.
Wasiir Samaale oo afkiisa ka dhoowray inuu ka sheekeeyo Jaceylkii ay u qaaday Xaaska Siilaanyo wuxuu yiri “Qisadeeyda waxeey la mid tahay qisooyinkii ilaaheey Aayadaha ku soo dejiyay ee Caa’isha iyo Nabi Yusuf.
Halkani ka Daawo video
Warbaahinta ayaa baaris ay mudo dheer waday kadib waxeey ku ogaatay wax badan oo ku saabsan qisada dhexmartay Cabdi Casiis Samaale iyo Aamina Waris.
Marwo Aamina Waris ayaa jeclaatay Cabdi Casiis Samaale waxeeyna u bandhigtay sheekadeeda hasse yeeshee Samaale markiiba uma muujin diidmo qayaxan.
Markii Aamina Waris mudo badan raajicisay Samaale wuxuu si weyn uga biyo diiday inuu ku dhiirado gogol dhaaf taasi waxeey sababtay iney Aamina Waris Odaygeeda Siilaanyo ku tiraahdo wuxuu Cabdi Casiis Samaale igu yiri“ANIGA AYAA KU GUURSANAYEE ISKA FUR SIILAANYO”
Cabdi Casiis Samaale ayaa loo sheegay inuu Siilaanyo si weyn ugu careeysan yahay iyo xogta ay ka bixisay Aamina Waris .
xigasho.Horseed Media.
Shabakada: runtanews.net
Xafiiskeeda Swedan.
ganeyte5@gmail.com
———
Tillbaka