Ternimalka garoonka Muqdisho oo weji cusub u furay Soomaaliya

11.04.2015 12:25

Ternimalka garoonka Muqdisho oo weji cusub u furay Soomaaliya: VIDEO
 
Shaki kuma jiro in garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho uu ka mid noqday kuwa ugu casrisan ee ka dhisan wadamada geeska, bariga iyo bartamaha Afrika, wuxuuna Somalia u furay waji cusub, maadama qofkii Somalia yimaada wixii ugu horeeya ee uu arkayo ay tahay garoonka Muqdisho oo si casri ah u howlgala.


Warbixin muuqaal leh oo ka hadlaya horumarka garoonka ayaa halkan idin kugu soo gudbineynaa ee daawo wacan.
 

HALKAN KA DAAWO VIDEOGA

Xigasho Warfaafiye
 
warar sugan kala soco 
runtanews.net
Nagala soo xariir 
ganeyte5@gmail.com

 

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET