Somaliland oo U Ogolaatay Isbaheysiga Sacuudiga Iney Isticmaalan Garoonka Berbera

30.03.2015 13:06

Maamulka Somaliland ayaa u ogolaatay Dowladda Sudan oo qeyb ka ah Howlgalka ay hogaamineyso Boqortooyadda Sacuudiga iney adeegsadan Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Berbera si ay ugala Dagaalamaan Kooxda Xuutiyiinta.

Go’aankan ayaa yimid kadib kulan Waqti badan qaatay oo dhexmaray masuuliyiinta Somaliland iyo Xubno ka socday Dowladda Sudan.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa hore u taageeray Go’aanka lagu aas aasay Isbaheysiga dagaalka kula jira Kooxda Xuutiyiinta Dalka Yemen.

warar sugan xigasho iyo xaqiiq ah

kala soco runtanews.net

nagala soo xariir ganeyte5@gmail.com

 

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET