Shirka madasha oo Kismaayo ka furmay

14.01.2016 17:05

Shirka wadatashiga madasha Soomaliya ayaa maanta ka furmay magaaladda Kismaayo, waxaa shirkan isugu yimid madaxda maamul goboleedyada iyo kuwa Federaalka.

Shirka ayaa la doonayaa in lagu gaaro go'aano la xiriira nooca doorasho ee Soomaliya ka dhici doonta sanadkan 2016ka.

Arrimaha sida weyn la isugu hayo waxaa ka mid ah in la galo doorasho ku saleysan hannaanka 4.5 ama mid deegaan.

Beesha caalamka ayaa iyadana qayb weyn ku leh shirkan maanta Kismaayo ka fumay

Dowladda federaalka ah ee hadda ka jirta Soomaaliya ayaa mudo xileedkeeda ku eg yahay bisha Agoosto ee sanadkan.

warar sugan kala soco runtanews.net

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET