Shaqaalaha UN-ka oo Howlo qashin aruurin ah ka sameeyay Xeeb kutaala Muqdisho. daawo sawirada:

25.10.2015 09:49

Waxaa shalay xarunta xalane ee Magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu xusayay sanadguurada 70-aad ee kasoo wareegtay markii la aas aasay Hay'ada Qaramada Midoobay ee fadhigoodu yahay Dalka Mareykanka.

Munaasabada kadib ayaa qaar kamid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay waxa ay howlo qashin aruurin ah ka sameeyeen Xeeb kutaala dhabarka dambe ee xarunta Xalane halkaas oo fadhi iyo deegaan u ah Hay'adaha Un-ka iyo saraakiil ajanaiib ah.

Sawiro laga soo qaaday ayaa muujinaya in qaar badan oo kamid ah Shaqaalaha UN-ka ay dhaxda u xirteen in qashinka ka aruuriyeen Xeebta Xalane kutaala, waxaana qashinkan ay aruuriyeen la isugu geeyay goob loogu tala galay.












 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xafiiska Shabakada runtanews.net
Muqdisho Somalia

nagala soo xariir

ganeyte5@gmail.com

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET

Skapa en hemsida gratis Webnode