Sawir Gacmeed Cajiib ah oo laga sameeyay Hanka Siyaasadeed ee uu leeyahay Axmed Madoobe
13.10.2015 19:48Sawiraaga caanka ah ee Soomaaliyeed amin Camir ayaa Sawir aan caadi aheyn ka sameeyay Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe.
Sawirka laga sameeyay Axmed Madoobe ayaa waxaa lagu saadaaliyay sida uu u doonaayo in Magaala madaxda Maamulkiisa uu ka hirgaliyo xarumaha caalamka.
Sawirkaani ayaa ka turjumaaya in Maamul Goboleed waliba uu hankiisa Siyaasadeed ka weyn yahay inta hadda lagu qiyaasaayo.
Xafiiska Shabakada Runtanews.net
Muqdisho Somalia
warar sugan kala soco
———
Tillbaka