SARKAAL TALYAANI AH AYAA LA WAREEGAY HOGAANKA CIIDAMADA MIDOWGA YURUB EE SOOMALIYA JOOGA: DAAWO SAWIRADA

09.03.2015 13:45
Ciidamada Midowga Yurub ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho ayaa waxa ay shalay yeesheen hogaan cusub, iyadoona sarkaalka cusub ee u dhashay dalka Talyaaniga lagu magacaabo General Antonio Maggi.


Sarkaalka cusub ayaa jagada kala wareegay General Massimo Mingiardi oo ciidamada Midowga Yurub hogaaminayay tan iyo markii ay soo galeen dalka Soomaaliya.

Ciidamada Midowga Yurub oo tiradoodu ay kooban tahay ayaa u jooga Soomaaliya tababaridda ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

 

 

 

 

 Warar sugan runtanews
 xafiiska swedan 
ganeyte5@gmail.com

 

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET