Qoraal laga soo saaray Xalinta Mooshinka 12kii August 2015 iyo Micneynta Ereyga Qiyaano Qaran
13.10.2015 19:51Waxaa la soo gebagabeeyay kulan maanta dhexmaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan jawaari iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda iyo sidoo kale qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka kaas oo looga hadlayay mooshinka xildhibaanada qaar ay ka keeneen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in isaga iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ay sixitaan badan ku soo sameeyeen qodobadii Mooshinka ku xusnaa,waxaana uu xildhibaanada ka hor akhriyay Guddoomiyaha qodobada sixitaanka ay ku sameeyeen isagoo sheegay in xildhibaanadu ay ku qanceen.
Halkan ka aqriso qoddobada xallinta Mooshinka
———
Tillbaka