Midowga Yurub oo ka shiraya arrimaha qaxoontiga

13.05.2015 16:44
De bär på resväskor.
 

Maanta waxa la sugayaa in waddamada midowga Yurub soo bandhigaan qorshe cusub oo ku saabsan sidii ay u qaabili lahaayeen qaxoontiga tirada badan ee Yurub soo gaadhaya.

 Qorshahan cusub ayaa ah sidii waddadamada xubnaha ka ah midowga ay dhammaantood u qaybsan lahaayeen qaabilaadda dadka qaxoontiga ah. Qorshahan ayaa dhigaya in waddamada midowga Yurub ay qaabilaan qaxoonti gaadhay 20 000 ilaa sannadka 2020 iyo in 28 dal ee xubnaha ay si isku mid ah u qaybsadaan culayska qaxoontiga.

Wixii warar dheeraad ah ee shirkaasi ka soo baxa waanu idiin soo gudbin doonaa insha alah.

kala soco shabakada caalamigaa ee runtanews.net.

 

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET