MAXEEY KULA TAHAY IN AY 5 MADAXWEYNE SOMALIYEED AY QAABILAN JOHN KERRY?

07.05.2015 22:04

Maxay kula tahay in ay shan hoggaamiye oo Soomaaliyeed oo Madaxweynayaal u badani ay la kulmaan Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka? Maxayse kula tahay in dhiggiisa Soomaaliya, Wasiirkeenna Arrimaha Dibaddu, uu kursi ka waayo safka hore ee ay dantu ku kallifto in uu safka dambe fariisto?

 

WAXAA QORAY MAQAALKAAN YUSUF GARAAD.

 

warar sugan kala soco 

shabakada calamiga

runtanews.net

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET