MADAXWEYNE XASAN SHEKH OO WEYDIIYAY PUNTLAND AAWAY CALANKII SOMALIYA " DAAWO VIDIO"

09.05.2015 19:47

waxaa la is weydiiyey aawey calankii Soomaaliya, yaa is gaarey haddaan la is daba qaban gebigiiba buluugle calankeena allaha naga samirsiiyo, waxaa qariyey calanka qabiillooyinka ee tuulo walba mid gooni ah taagtey, masuuliyadeedana hoggaamiyaasha cusub ayaa la weydiin doonaa, iyadoo aan federal la qaadan ayaaba calankeenii la waayey

HALKAN KA DAAWO VIDIO......

 
 
 
 
 
 
 
WARAR SUGAN KALA SOCO
SHABAKADA CALAMIGA
RUNTANEWS.NET

 

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET