Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Gaaray Magaaladda Cadaado
14.04.2015 15:18Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaaladda Cadaado Ee Gobolka Galguduud.
Madaxweynaha ayaa kulamo la qaadan doona Ergooyin badan oo ku sugan Magaaladda oo uu dhawaan ka furmi doono Berito Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaana furi doona Shirkasi oo markii la isku qabqabsaday Martigelintiisa.
warar sugan kala soco
———
Tillbaka