Madaxweyne Xasan oo sheegay in qodobadii ka soo baxay shirkii Garawe ku soo dhamaday aaney aheyn hishiis.
08.05.2015 19:20Madaxweynaha Fedaralka Somaliya oo la hadlayey warbaahinta dowlada ayaa sheegay in qodobadii ka soo baxay Shirkii Garoowe ku dhax maray isaga iyo madaxda maamaulada Gobolada dalka uusan aheyn heshiis dhex maray dhinayadii kulmay isagoo xusay in ay jiraan dada u fahamaya kulankii Garoowe ka dhacay in heshiisyo lagu kala saxiixday.
Madaxaweyne Xasan ayaa iska fogeeyay in wax heshiis ah uu kula galay Garoowe isagoo taa badala keda xusay in wixii heshiis ku saabsan dalka ay u qabilsan tahay xukuumada Somaaliya iyadana ay lee dahay wixi saxiix ah.
Ujedka kulankii ka dhacay magalada Garoowe ayuu sidoo kale ku micneeyay in ay aheyd mid looga tashanayay aayaha Umada somaliyeed iyo sidi lagu gari lahaa Hiigsiga 2016-ka.
Qodobada ka soo baxay Shirkii dhawaan Magaalada Garoowe ugu soo gabagaboobay Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo madaxda maamulada Gobolada dalka ayaa qaar kamid qodobadaasi waxaa loo soo jeediyey dhaliil waxaana qodbada la dhaliilay kamid ahaa dhinaca maamul usameynta Gobolada dhexe.
warar sugan sugan
kala soco runtanews.net
———
Tillbaka