Madaxweynayaasha Soomaaliya oo Garoowe Iskugu Tagey!, Soomaaliya Meeqa Waddan Ayey Noqotay?

30.04.2015 10:40

Shirka oo lagu waday inuu Shalay furmo ayaa dib u dhacay imminka ayuuna ka furmay Magaalada  Garowe Ee Xarunta Maamulka Puntland.

Waxa halkasi ku sugan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan,Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas).

Madaxweynaha Galmudug ayaa si cad u qaadacay Shirka Waxana uu sheegay Madaxweyne Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ineysan raali ka ahayn Ka qeybgalka Shirka Garowe waxii ka soo baxana aan loo dhameeyn.

warar sugan kala soco 

runtanews.net

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET