MADAXWEYNAHA SOMALIYA XASAN SHEEKH OO MAANTAY MARKALE BOOQANAYA DHUUSAMAREEB.

01.04.2015 10:27

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa inuu markale Booqdo Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galguduud.

Madaxweynaha ayaa la kulmi doona Ergooyinka Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe oo ay ka wada hadli doonan Muranka ka taagan halka lagu qaban Doono Shirkasi.

Madaxweynaha iyo Xubno badan oo ku aragti ah ayaa hore shaaciyay in Shirka lagu qaban doono Magaaladda Cadaado halka Ergooyin kalena ay sheegeen in lagu qaban doono Shirkasi Magaaladda Dhuusamareeb.

la soco waxii warar ah ee soo kordha

warar sugan kala soco runtanews.net

nagala soo xariir ganeyte5@gmail.com

 

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET