MADAX WEYNAHA SOOMALIYA OO LA FILAYO MAANTAY INUU GAARO GAROWE.

28.04.2015 12:31

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta lagu wadaa iney gaaraan Magaaladda Garoowe Ee Xarunta Maamulka Puntland.

Booqashadda Madaxweynaha Ee Puntland waxa xaqiijisay Madaxtooyadda Puntland oo shaacisay inuu Maanta tagayo Garoowe.

Ammaanka Puntland ayaa Aad loo adkeeyay gaar ahaan Garoowe.

warar sugan kala soco

runtanews.net

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET