MAANDOORIYAHA JAADKA OO WELI SIDIISII U SOO GALA DALKAN SWEDEN
23.03.2015 17:42Maandooriyaha jaadka oo sidiisii weli u soo gala dalka
La daabacay kl 16:27
Inkasta oo la mamnuucay daroogada qaadka ee ka soo degi jiray waddammada Ingiriiska iyo Holand ayaanu wax sidaa ka badan iska bedelin qaadkii dalkan Sweden qarsoodiga loogu keeni jiray.
Iyadoona is-bedelka ugu ballaaran ee ku yimid yahay inuu isku bedelay mid aan sidii hore u jilicsanayn oo la soo qalajiyey.
Isha/Svd, metro, TT.
warar sugan xigasho iyo xaqiiq ah
kala soco runtanews.net
———
Tillbaka