KENYA OO SOO BANDHIGTAY LIISKA DADKII FUDUDEEYAY WEERARKII GAARISA AQRISO MAGACYADOODA.

08.04.2015 10:28

saraakiisha laamaha amaanka dowlada  kenya ayaa  shaacisay in weerarkii jamacada gaarisa loo soo qabtay 16 qofood oo looga shakiyay ineey fududeeyeen weerarkaas dadkaan la qabqabtay ayaa waxaa ku jira mid kamida waardiyaasha jaamacada gaarisa iyo milkiile hoteel la sheegay ineey seexdeen ragii weerararay jaamacada gaarisa.

iyo nin la shegay inuu gudbiyay hubkii lagu weeraray jaamacada ragaasla qabtay waxaakamid ah

1-Maxamed Aadan Suroow  waxaala sheegay inuu yahay milkiilaha hotelay ku soo degeen kooxda weerartay hotelka.

2-cismaan cabdi dhaqane  waa waardiyaha jaamaca waxaa la sheegay inuu sawiro kaqaaday dadkii meeydadka  ahaay ee lagu laayay jaamacada kadibna uu sawiradaas u diray taleefano kale lana xiriiray talefano  somaliya ah.

maxamed abdi abiikar. xasan aadan xasan,iyo sahal diiriye xasan waxaa lagu sheegay ineey gudbiyeen hubkii lagu weeraray jaamacada waxaana lagu qabbtay xuduudka soomaliya iyagoo ka talaabaya sidaay sheegeen laamaha amaanka ee keenya.

warar sugan kala soco runtanews

nagalasoo xariir ganeyte5@gmail.com

 

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET