JAALIYADA SOOMALIYED EE BARIGA SWITZERLAND OO SOO DHAWEEYN HEER SARAA U SAMEEYAY GUDOOMIYAHA XISBIGA DALJIR.

13.03.2015 16:57

Soo dhaweyntii Gudoomiyaha Xisbiga Daljir Xildhibaan Xasan macalin Maxamuud oo ay ku qabatay jaaliyada somaaliyed ee bariga switzerland magalada st. gallen,
halkas oo ay kala so qaybgalen jaaliyadaha gobalada Zurich, Zug, Aarau, Aqoonyahano iyo Culumaaudiin 

Xaflad Soodhaweyna oo Loosameyay Gudoomiyaha Xisbibga Daljir Ayaa Laguqabtay M/santgalen Ee Dalkani Switzerland Waxaa kasooqeybgalay Munaasabada Inbadan oo Kamida Bulshada Degen Swsska Xildhibanka Ayaa Jaaliyada Somaliyed Ee Swisska Degen Uga warbixiyay Hanaaka Eey Kushaqeyaan Barlanka iyo Guud ahan Dowlada Waxaana Munaasabadan Sooqabanqabisay Guud ahaan Jaaliyada G/santgalen GudoomiyeheedaLeyla Maxamuud Kanyare oo Intabadan Juhdi Kubixiso Arimaha Nucaan ookala ah Dadweynaha Kasoqeybgalay Munaasabada  Umahadceliyen Mss  LEYLA Qanyare iyagoo ku amaanay sida ay mar waliba ugu taagan tahay bulshada soomaliyeed.
 
 
foto di Leyla Maxamuud Kanyare.
foto di Leyla Maxamuud Kanyare.
foto di Leyla Maxamuud Kanyare.
foto di Leyla Maxamuud Kanyare.

 

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET

Skapa en hemsida gratis Webnode