Ifraax Axmed oo ku guuleysatay billadda xuquuqda haweenka Africa ee sanadka “Dhageyso”

10.05.2015 12:09

Ifrah 1Ifraax Macalin Axmed oo ah gabar Soomaaliyeed oo u ololeysa Xaquuqda Haweenka ayaa abaalmarin caalami ah habeenkii xalay ahaa lagu gudoonsiiyay xaflad lagu qabtay magaalada London ee dalka Britain.

Munaasabad lagu qabtay xalay London oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin fara badan oo ka kala socday dalal badan ayaa Ifraax Macalin Axmed waxaa lagu guddoonsiiyay abaal marin ku aadan billadda xuquuqda haweenka Africa ee sanadka, kaddib tartan ay la gashay qaar ka mid ah haweenka u doodda xaquuqda aadanaha ee Qaaradda Afrika.

 

warar xaqiiq ah 

kala soco runtanews.net

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET