HADAAD MAQLI JIRTAY SOOMALI U QAXDAY KENYA MAANTAY WAXAAD MAQLEEYSAA DUURJOOG KA QAXDAY KENYA OO U QAXDAY SOMALIYA.
21.09.2015 09:40Duurjoog ka qaxday Kenya oo Soomaaliya gashay
Dhagayste hadaad maqashay dad qaxooti ah oo dhibaato ka qaxaya, ama duruufo aad u qallafsan, maanta waxaan idiin haynaa arrin taa ka duwan. Xoolo qaxaya waligiin ma maqasheen.
———
Tillbaka