Gudoomiyaha Xidigaha Geeska oo Furka tuurtay sheegayna inay Somaliland isku qaladay Fanka & Siyaasada daawo muuqal
28.09.2015 09:38Gudoomiyaha kooxda Xiddigaha Geeska Mr. Xasan Dhuxul Laabsaalaax oo shir jaraaid oo deg deg ah qabtay ayaa waxa uu ka hadlay xarig maanta magaalada Hargeysa loogu geeystay qaar ka mid ah Fanaaniinta kooxda Xiddigaha Geeska oo safar magaalada Muqdisho ah dib uga soo laabtay
Halkaan ka Daawo Gudoomiyaha Xidigaha Geeska oo Furka tuurtay sheegayna inay Somaliland isku qaladay Fanka & Siyaasada
Gudoomiye Mr.Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa maamulka Somaliland waxa uu ku eedeyay inay isku qaldeen Siyaasada iyo Fanka kaas oo sheegay in qaar ka mid ah Fanaanintaan loo xiray si sharci daro ah maadaama aysan hoos imaan cid gooni ah ayna u heesaan dhamaan inta afka Soomaaliga ku hadasha .
warar sugan kala soco shabakada calamiga ee Runtanews.net
———
Tillbaka