GUDOOMIYAHA DEGMADA CEELBUUR OO SHEEGAY IN DOWLADU DAYACDAY DEGMADA.

18.04.2015 13:32

Gudoomiyaha degmada Ceel buur Nuur Xasan Guutaale .Nuur Fooleey.oo dowlada ku eedeeyay in aysan wax dan ah ka laheey degmada ceelbuur iyo tuulooyinka hoostaga waxa sheegay in ka jirto nolol aad u liidata xaga caafimaadka haba ugu darnaatee degmada ceel buur ayuu sheegay in ay ku nool yihiin 4 qooys 22 askari 14 qori heeysata. hadaba maxaa la gudboon beelaha dega deeganadaas. yaa uga shaqeeyn doona oo u hagaajin doona ay sugayaan.

 
WARAR SUGAN KALA SOCO
SHABAKADA CALAMIGAA
RUNTANEWS.NET
NAGALA SOO XARIIR
ganeyte5@gmail.com
Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET