Gacan Yarihii Axmed Godane Oo Sir Badan Kashifay (dhegeeyso)

14.08.2015 23:29

Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid aha koxda shabaab ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in kooxda ay markasta maleegaan shir qoole lagu gumaadayo shacabka.

Sheekha oo Wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka isaga oo kusugan Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland ayaa ka faalooday dhibaatada ay Ummadda u geystaan maleeshiyaadka Al-Shabaab, isagoo u waramay Wariya Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Jubbada Hoose Aadan Kismaayo

warar sugan kala soco shabakada calamiga ee runtanews.net
Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET