Doorka Dumarka Soomaaliyeed ee ku biiray Ciidanka

7 Saacadood ka hor

Waxaa maanta caalamka laga xusayaa maalinta haweenka.

Sanadihii ugu dambeeyay, waxaa kordheysay tirada haweenka ku biiraya ciidammada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya, iyada oo dhaqan ahaan haweenka Soomaalida aanay dowr muhiim ah ka qaadan ciidanka.

Shabakada Runtanews.net
Xafiiska Swedan.
ganeyte5@gmail.com