Dibad bax lagu taageerayay midnimada Soomaaliya oo maanta lagu qabtay Buuhoodle “Sawirro”

08.03.2015 13:10

Dibad bax lagu taageerayay midnimada Soomaaliya oo maanta lagu qabtay Buuhoodle “Sawirro”

Magaaalada Buuhoodle  waxaa maanta ka dhacay Banaanbax balaaran oo  lagu taageerayey  midnimada  Soomaaliya.

Banaanbaxa ayaa waxaa ka qabgalay boqolaal ka mid ah Shacabka reer Buuhoodle, kuwaasoo isugu soo baxay Garoonka Kubada Cagta ee ee Xabado.

Waxaana Banaanbaxayaasha la hadlay Mas’uuliyiinta maamulka Khaatumo,  oo Sheegay in ay tageersanyihiin dowladda federaalka Soomaaliya.

unnamed (1)unnamed (2)unnamed (3)unnamed (4)unnamed (5)unnamed (6)unnamed (7)unnamed (8)unnamed (9)unnamed (10)unnamed (11)unnamed

Shabakada Runtanews.net
Xafiiska Swedan.
ganeyte5@gmail.com
 

 

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET