DHEGEYSO”Cabdiwali Gaas Xasan Sh Maxamuud wixii aan isku Ogayna Wuu ka baxay “Dhegeyso Xaaladu halka ay mareyso”
01.05.2015 20:48Madaxweyne Gaas ayaa khudbadiisa badankeedu waxa ay ku saabsaneyd arrimaha looga wada hadlayo kulamada ka socda caasumada Puntland, isagoo mid mid diirada usaaray arrimaha muhiimka ah.
Khudbada oo ahayd mid xasaasi ah ayaa si gaar ah uu Madaxweynuhu usoo qaaday Amniga, Dhaqaalaha, Faderaalka, Shirka Maamul usameynta gobalada dhexe, NEW DEAL-kA iyo Dastuurka.
HALKAN KA DHEGEYSO GAAS.
warar sugan kala soco
shabakada calamiga
runtanews.net
———
Tillbaka