DHEGEYSO:Maxaabiistii Ciidamada Kenya oo Soo hadalay iyo Kenya oo ay Ka Codsadeen +Xaalada Maxaabiista Ciidanka Kenya oo halis
17.01.2016 20:42Warbaahinta ururka Al-Shabaab ayaa baahisay qaar kamid ah Codadka Maxaabista ay dagaalkii ku magaalada Ceel-Cade ku qabsadeen,waxayna tilmaamayaan Codadkan labo kamid ah Ciidamada KDF oo gacanta Al-Shabaab ku jira in ay jiraan,.
Idaacada ayaa laga sheegay in la soo dayn doono codadka qaar kale,oo ay qayb qayb u soo dayn doonaan.
———
Tillbaka