DHEGEEYSO OO DAAWO DHIBAATADA TAHRIIBKA IYO SILICA LIIBIYA 16JIR KA SHEKEYNAYA

08.03.2015 16:07
 
Dadkii Todobaadkii hore laga soo badbaadiyay biyaha xeebaha Talyaaniga iyo Liibiya waxaa ku jiray wiil Soomaaliyeed oo 16 sano jir ah, oo lagu magacaabo Ismaaciil.

 

 

wuxuu Wakaaladda wararka Reuters ugu sheekeeyay dhacdo xanuun badan oo ku qabsatay guri lagu xerto dadka tahriibayaasha iyo dhibaatada taal Liibiya.

Ismaaciil oo wajigiisa iyo codkiisa loo qariyay si uu ugu badbaado Dublin ayaa sheegay in markii la geeyay guri dadka lagu xerto lagu soo dhoweeyay kelmado gaaban oo ah.

 

 

” Kusoo Dhowoow Cadaabta” markaasi kadibna waxaa la igu bilaabay buu sii raaciyay garaacis qori baadkiis iyo ul ilaa hooyadeey aan ka waco si ay usoo xawisho 5,000 Dollar iyadoo ooyneyso.

Shabakada Runtanews.net
Xafiiska Swedan.
ganeyte5@gmail.com

 

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET

Skapa en hemsida gratis Webnode