Dhagayso: Xilibaan (Kulalihi) oo sheegay in Lagu Jirdilay Madaxtooyada (Villa-Somalia)

10.03.2015 08:17
Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Xilibaan Maxamed Maxamuud (Kulalihi), oo kamid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa jirdil u geystay Cciidamada Ilaalada Madaxtooyada (Villa-somalia).

 

Xilibaanka oo doonayay inuu la kulmo M/weynaha, ayaa waxaa jirdil u geystay qaar kamid ah ciidamada Ilaalada Madaxtooyada.

Sidoo kale Ciidamada, ayaa jirdil u geystay wariyayaal doonayay, ineey Xilibaanka ka duubaan cabasho uu ka muujinayay dhibka la gaarsiiyay.

Halkaan ka dhagayso codka Xilibaan (Kulalihi):

Audio Player

warar sugan xigasho iyo xaqiiq ku saleeysan runtanews.net

ganeyte5@gmail.com

 

 
Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET