Deg Deg; Shaqaale Ka Tirsan QM oo Qarax lagula Eegtay Gaalkacyo

28.04.2015 12:29

Ugu yaraan laba askari oo ilaalo ah ayaa la xaqiijiyay iney ku dhaawacmeen Qarax Xoogan oo goor dhaw lagula eegtay Waqooyga Galkacyo Kolonyo ay la socdeen shaqaalaha Qaramada Midoobay.

Qaraxa ayay wararku sheegayan in lala beegsaday Shaqaale ka tirsan Hey’adda UNOCHA Ee Qaramada Midoobay.

waxii faah faahin ah oo ku soo kordha kala soco

shabakada caalamigaa ee runtanews.net

warar sugan kala soco

runtanews.net

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET