Deg Deg:Qarax Xoogan oo Goor Dhaw Lagu Weeraray Madaxtooyada Baydhabo
12.03.2015 11:04Qaraxyo Xoogan ayaa goor dhaw lagu Weeraray Xarunta Madaxtooyadda Maamulka Koonfur Galbeed Ee Magaaladda Baydhabo.
Dagaal toos ah ayaa Bilaawday qaraxyada Kadib waxana weli socda iska hor imaad xoogan.
Ugu yaraan 9 qof ayaa la xaqiijiyay iney dhinteen,waxana ku jira 3 askari oo Dowladda ka tirsan,1 Ciidamadda Itoobiya,2 Al Shabab ah iyo dad kale oo goobta ku sugnaa
———
Tillbaka