DEG DEG:Madaxweyne Ku xigeynka Ahlusun oo lagu xiray magalada Cadaado
21.08.2015 08:50Ciidamadda Maamulka Galmudug ayaa lasoo warinayaa in goor dhaweyd magaaladda cadaado ay ku xereen madaxweyne ku xigeenkii Ahlusunna Waljamaaca.
Sababta ka dambeesa Xariga madaxweyne ku xigeenka Maamulka ahlusunadda goboladda dhexe ilaa hadda lama shaacinin.
Wariyaha Runtanews ayaa soo sheegaya in ciidamadda ay qabteen islamarkaana amar kasoo baxay masuuliyiinta maamulka galmudug ay ku xereen Madaxweyne kuxigeenka Ahlusunna.
Ilaa hadda ma jirto wax hadal ah oo kasoo baxay Ahusunnadda Goboladda dhexe.
Wixii kusoo kordha Halkan Kala Soco.
———
Tillbaka