Daawo: Xasan sheekh oo RW Cabdiwali Gaas ku haysta sanadii (2011) dilka iyo dhibka ka taagnaa Muqdisho & Sanadii 2014-ka oo isaga la waydiinayo (Video)
15.03.2015 13:21Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxmuud ayaa Sanadii 2011-kii wuxuu su’aalo adag oo xaalada dalka la xidhiidha hordhigay Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo markaasi R/wasaare dalka ka ahaa.
Xasan sheekh Maxamuud ayaa waydiiyey Cabdiwali Gaas Madaxda iyo masuuliyiinta dawlada ee magaalada Muqdisho lagu dilayey, Habacsanaanta markaasi jirtay iyo Caqabadaha dawlada hor yaalay.
Sidoo kale Muuqaalkan ayaa Qaybta danbe waxaa Lagu soo daray Wariyaha Tv-ga Universal oo isugna Sanadii 2014-ka Madaxwayne Xasan sheekh waydiinaya Xaalada amaan ee dalku marayo.
xasan sheekh
———
Tillbaka