Daawo: Warbixinta weerarkii lagu qaaday Saxafi
01.11.2015 13:27Daawo: Warbixinta weerarkii lagu qaaday Saxafi
Muuqaal 1:05
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay weerar ay Al-shabaab ku qaday dhismaha hoteelka Saxafi ee ku yaalla bartamaha magaalada Muqdisho.
xigasho bbcsomali
warar sugan kala soco runtanews.net
———
Tillbaka