DAAWO VIDEO SIR AH oo laga duubay Gabra & Faarax C/qaadir oo dagaya qorshihii lagu……
25.02.2016 20:13Muuqaal Video sir ah ayaa laga duubay Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mida wasiiradii hore ee xukuumadda Soomaaliya iyo saaxiibka koowaad ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jeneraal Gabre oo ka tirsan saraakiisha Itoobiya ee IGAD oo la sheego inuu Itoobiya uga wakiil yahay arrimaha Soomaaliya.
Video-ga waxaa ka muuqda sida labada nin isugu dhow yihiin iyagoo xitaa ku faqaya diyaarada dusheeda intii ay ka degayeen.
warar sugan kala soco shabakada calamiga runtanews.net
———
Tillbaka