Daawo Sawirro: Weerarkii maanta ka dhacay Xarunta Wasaarada Tacliinta Sare ee Muqdisho
14.04.2015 18:54Ugu yaraan 18 ruux ayaa ku dhimatay qarax gaari iyo weerar xigay oo koox dhagar qabayaal ah ku qaadeen wasaarada hidaha iyo tacliinta sare ee muqdisho.
Dadka dhintay badankood ayaa u badan dad rayid ah.
Ugu yaraan hal sarkaal oo ka mid ah madaxda wasaaradda ayaa weerarka ku dhaawacmay.
Ururka Al-Shabaab ee Soomaaliya ayaa sheegtay weerarka Muqdisho.
Ururka ayaa sidoo kale horey u sheegtay dhawr weerar oo ka dhacay gudaha Soomaaliya, iyo welibo waddanka deriska la ah ee Kenya.
warar sugan kala soco
runtanews.net
———
Tillbaka