DAAWO ODAY MUSLIM AH OO KA YAABSADAY NIN DIINTA KIRISHTANKA FAAFINAYAY KADIB MARKUU U SHEGAY IN WAXA UU FAAFINAA AY YIHIIN BADIL!!

18.03.2015 23:20

Oday waayeel ah ayaa u dulqaadan waayay Nin isbuuc kasta faafin jiray Diin kale kaas oo u qudbeen jiray dad boqolaal gaaraya waxaana goobtii soo xadiray Oday geesi ah oo ku sheegay ninkii Diinta kale faafinayay Banaale cad. 

Halkaan ka Daawo Muuqaal Oday Muslim ah oo ka yaabsaday Nin Diin kale faafinayay ka dibna qas iyo jahwareer ku riday

Odaygaan Muslimka ah oo ashahaadanayay ayaa waxa uu hoosta ka galay ninkii faafinayay Diinta kale wuxuuna qal qal galiyay qudbadiisa kaas oo xitaa u raaciyay in uu yahay Kalab beenaale ah oo ka been sheegaya Diimaha. 

 

Xigasho Allbanaadir.

 

warar sugan xxigasho iyo xaqiiq ah

kala soco runtanews.net

nagala soo xariir ganeyte5@gmail.com

Tillbaka

Sök på hemsidan

RUNTANEWS.NET