Daawo: Norway oo 1800 caruur ah ka qaadatay Soomaalida
21.08.2015 16:26Daawo: Norway oo 1800 caruur ah ka qaadatay Soomaalida
Halkaan ka daawo muuqaal xiiso badan oo ay soo diyaariyeen asxaabteena Midnimo TV kuwaasoo baaritaan ku sameeyay Soomaalida ay caruurtooda ka qaadatay dowlada Norway. Waxay sidoo akle baaritaan ku sameeyeen guud ahaan nolosha qurba-joogta...
Isha Somaliska.
warar sugan kala soco runtanews.net
———
Tillbaka