Daawo Muuqaal "Turkiga saaxiibka runtaa ee Shacabka Soomaaliyeed & Awooda Ciidamadii ay soo Tababareen !!
24.07.2015 19:04Dowlada Turkiga ayaa soo bandhigtay abid ciidamadii ugu faraha badnaa ee mar quraah Tababar loogu soo xiro gudaha dalka Turkiga waxeeyna ciidamadaan ka mid noqon doonaan qeeybaha kala duwan ee ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed .
Halkaan ka Daawo Turkiga oo ka Farxiyay Shacabka Soomaaliyeed & Awooda Ciidamadii ay soo Tababareen
Ciidankaan cusub oo dhoor sano gudaha dalka Turkiga ku sugnaa waxaa loo soo xiray Tababar Milatari waxaana ku jira qaar kale oo Tarjumaano noqon doona halka qaarkood ay soo barteen qaabka loo wado Diyaaradaha iyo Maraakiibta .
waxii warar ah nagala soo xariir
Xafiiska Shabakada runtanews.net
ganeyte5@gmail.com
———
Tillbaka